Cumar Filish oo Indhihiisa kusoo arkay saameynta roobkii ka da’ay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Hogaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir oo uu hogaaminaayo duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer dhowr sac qaatay ku tagay 17-degmo ee gobolka Banaadir si loo xoojiyo gurmadka loo sameynaayo dadka danta yar ee saameeyay roobabkii da’ay saacadii lasoo dhaafay. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ugu horeyn booqday dhismihii hore ee … Continue reading Cumar Filish oo Indhihiisa kusoo arkay saameynta roobkii ka da’ay Muqdisho (Daawo Sawirada)